Degmooyinkan Ayaa Ah Furaha Cidda Doorashada Heli Karta

Wuu isbeddili kartaa lambarka la kala helayo iyadoo at ku xidhan tahay kolba degmada dadka ugu badani soo baxaan. Waxanad moodaa in doorashadi kaga duwan tahay kuwii hore iyadoo...
November 5, 2017
  • SAADAASHA DOORASHADA JAGADA MADAXWEYNE EE SOMALILAND 2017 GOBOLADA IYO DEGMOOYINKA SIDAY XISBIYADU U KALA HELI KARAAN

    Hawdbari – Hargeysa -Marka la eego tirade dadka isdiiwaan geliyey ee qaatay kaadhadhka. Marka la eego inta qof ee la filayo inay codeyso, taasoo aanu eegnay in illaa ku dhowaad 15% la fili karo inaanay iman taasoo ka dhigaysa tirade codka dalka 85% oo ah lambarka ugu sarreeya marka...
  • Dacwadda Cali Samatar iyo Saamaynta ay Somalida ku leedahay

    Fikirka Xorta ah – Muddo badan ayaa dacwad ka dhan ah Sarreeye Gaas Maxamed Cali Samatar oo sita darajada ugu sarreysa ciidanka Somaliya, in badana ahaa Madaxweyne Xigeen iyo Wasiirka Gaashaan Dhigga ugu dambayntiina hayay jago Ra’iisal Wasaare ayaa waxay muddo lix sano ah ka socotay dalka Maraykanka. Nuxurka...
  • Somaliland: Somaliland Rejects Somali President’s Remarks

    I have expressed my discontent on how Somali so called President Sh. Sharif has reacted to the question on Somaliland. He basically told BBC Somali Service that “shit happens” and Somaliland people should get over the pain and suffering as all Somalis in Somalia proper faced the same faith....
  • The legal context of the missing Somalis case

    There are now 14 people with connections to Minnesota charged with terrorism-related crimes. Many lived here for some amount of time, some allegedly recruited fellow Somalis to return to the fighting in their home country.Click here to listen the legal context. A Somali man is implicated the missing men...
  • Sheekh Sharif iyo Somaliland – Dembiyada gaarka ah ee uu ka gelayo

    Waxa socota dacwadda Cali Samatar – Jeneraalkii qirtay inuu amray burburinta iyo duqaynta magaalooyinka waa weyn ee Somaliland. Waa Sarkaalkii Ciidamada xilligaa ugu sarreeyey ee ahaa Wasiirka Difaaca isla markaana ahaa Abbaanduulaha. Waa Madaxii ugu sarreeyey ee hawsha fulinayay. Muddo dhawr sano laga joogo ayaa dad dhibaato ka soo...
  • Somaliland Expands its Petroleum Licensing Round Acreage

    HARGEISA, Somaliland–(Business Wire)– The Somaliland Ministry of Water and Mineral Resources (Ministry) announced today that it will add 6,221 square kilometers of onshore acreage in block SL3 to their petroleum licensing round, closing in December 2009. The bid round now includes nine concession blocks comprised of more than 95,845square...

Popular Posts