Sir iyo Caad: Blog dhinaca sirdoonka loogu talagalay

Waxanu bog cusub u furnay bulshada danaysa Sirdoonka ama taariikhda Sirgoobka. Booqo Bloggan loogu talagalay in la isku dhaafsado wixii culuun war raadis ama war dahsoon daah furkiisa loo...

Waxanu bog cusub u furnay bulshada danaysa Sirdoonka ama taariikhda Sirgoobka. Booqo Bloggan loogu talagalay in la isku dhaafsado wixii culuun war raadis ama war dahsoon daah furkiisa loo sameeyey.

Maxaad kala socotaa NSS tii Somaliya xilligii Siyaad Barre sirdoonka caanka ku ahayd? Yaa tababaray? Yaa ka tirsanaa? Ya ka hadhay? Madaxda Somaliland inteebaa Sirdoonka ku xeel dheer? Waa maxay Khatarta iyo faa’idada Sirta iyo doonisteedu?

Ha moogaan Bogga Sir iyo Caad oo aanu khubaro akhbaarta sirta ku xeel dheer aanu ku waraysanayno. Baro inta hayadood ee sirta ku shaqo leh ee adduunka ka jira?

Dhacdooyinkii NSS, MOSSAD, CIA, KGB, FSP, MI5, MI6 iyo kuwo kale oo badan halkan ka akhri. La soco isbeddelka technology ee ay ku tallaabsadeen iyo weliba qalabka casriga ah ee ay dhegaysiga, qaadista sawirada, duubista codka iyo dilka qarsoon u isticmaalaan.

No Comment

RELATED BY