Degmooyinkan Ayaa Ah Furaha Cidda Doorashada Heli Karta

Wuu isbeddili kartaa lambarka la kala helayo iyadoo at ku xidhan tahay kolba degmada dadka ugu badani soo baxaan. Waxanad moodaa in doorashadi kaga duwan tahay kuwii hore iyadoo...

Wuu isbeddili kartaa lambarka la kala helayo iyadoo at ku xidhan tahay kolba degmada dadka ugu badani soo baxaan. Waxanad moodaa in doorashadi kaga duwan tahay kuwii hore iyadoo Xisbi weliba yeeshay meel base ama sal u ah oo u ka duulayo kuna xisaabtamayo.

Waxa habboon in isha aad loogu hayo degmooyinka Hargeysa iyo Burco oo saddexda xisbiba filayaan in taageerayashoodu u so baxo si ay codadka ugu badan u helaan.

 

RELATED BY